Ka qayb qaado barnaamijka Waayaha Qurbaha ee Radio Horyaal ka baxa habeenkasta oo Axd ah ama Isniini soo galayso!
Haddii aad ku noo shahay wadamada dibada, waa qurbahee, oo aad Soomaali tahay, fadlan nala soo xidhiidh, adigoo dadka dalkii jooga iyo kuwa wadamada kale jooga la qeybsanaya waayaha aad kala kulantay wadankaad joogto ee qurbaha.
Hore ayaa loo yidhi "nimaan dhulmarin dhaaya la'a" Ka soo guurtay dalkaagii hooyo, ee maxaad ku haysaa wadanka Yurub ama North America ee aad ku noo shahay, ama Asia-daas fog iyo Bariga Dhexe ee dad badani ku qabaan dhibta!
Come and join on Waayaha Qurbaha radio program on Horyaal Radio on every Sunday night by listening the program or emailing to it before Sunday show at waayahaqurbaha@gmail.com !
If you live in the diaspora and you are Somali, please share your thoughts and the experience in life in the Western countries with us by posting your stories on Waayaha Qurbaha blog.
A Somali proveb says "A man who he never travels, lacks the experience beyond his world" You are no longer in your motherland, so how is your life in your new home in Europe , North America, in the Far East or in the Middle East, where many have a hard life there.
Send us your stories here and if selected we will air them on Waayaha Qurbaha program!
Sunday, December 9, 2007
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
2 comments:
Waa ninba waayihii, anigana waxa iigu daran meeshan aan imid! Allow yaa na kala furta, waxay noqotay sidii ninkii yidhi, ma waxay noqotay mise waxaan mooday!
Waxlaga sheego iyo meel laga bilaabo garan maayo!
Bal horta daka aan arko waxay yidhaahdaan malaha waa aniga uun waayahan aan ku jiraaye'e!
Thanks
RUNTII SIDA AAN MOODAYEY IYO SIDA UU NOQDAY QURBUHU AAD BAY U KAL DUWAN YIHIIN MARKAA WAXAAN UMALAYNYAA IN KA FIICAN TAHAY SIDAN LAGALA KULMAY QURUBAHA IN DALKII LAGU LAABTO WAA SIDA AAN QABO ANIGUYE!
Post a Comment